
Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma PC
Abdirahman-Hassan
Download Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma on PC With GameLoop Emulator
Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma on PC
Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma, coming from the developer Abdirahman-Hassan, is running on Android systerm in the past.
Now, You can play Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma on PC with GameLoop smoothly.
Download it in the GameLoop library or search results. No more eyeing the battery or frustrating calls at the wrong time any more.
Just enjoy Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma PC on the large screen for free!
Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma Introduction
( Qoraaga Buugga )
"Qaamuuskani waa mirihii hawl adag oo muddo dheer soo socotay. In uumudadaas dheer qaato waxaa ugu wacan maadaama uu qayb ka ahaa sababihiiloo sameeyey mashruuca Cilmibaarista Soomaaliyeed (Studi Somali), waxaahawlgalkiisu billaabmay kaddib markii la soo saaray sannadka 1985Qaamuuska Soomaali-Talyaani
(Agostini F., A. Puglielli e Ciise M. Siyaad,Dizionario Somalo-Italiano, Roma, 1985); sababta ay hawshiisu u adkaataynawaxay ahayd iyadoo billowgii dagaalka sokeeye ee 1991 uu caqabad kunoqday sii wadidda hawshii qiimaha lahayd ee lagu qabtay AkademiyadiiFanka, Suugaanta iyo Sayniska ee Muqdisho. Waxaase nasiib wanaag ah indalka Taliyaaniga ay yaaleen nuqulladii macluumaadkaas oo lagashaqeeynayey ilaa muddadaas. Inkastoo qaybo ka mid ah oo aan nuqulkoodala haynini ay ku baaba’een Soomaaliya, intooda badani way badabaadeen.Joogsiga mashruuca iskaashiga “Somalia-Italia” iyo burburkii ku dhacayJaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed iyo Akedemiyadii, sida hay’adaha kaleee qaranka, iyo guud ahaan xaaladihii colaadeed ee dalka ka jiray waxaysababeen in dib u habayn xoog leh lagu sameeyo mashruuca qaamuuska.Arrintan iyada ah dhowr jeer ayaan horay uga faalloonay (Puglielli 1995,Puglielli e Bitocchi 2009).
Waxaa noo suurtaggeli wayday in waxyaabo aan ku taamaynay in aan sifiican ugu falanqayno qaybo gaar ah, sida: ereyada farsamada, aqoonta dhirtaiyo xoolaha iyo kuwa kale, sidaas ay tahay arrimahaas nagama horjoogsanindhamaystirka hab daabacaadda qaamuuskan oo aan maanta u soo bandhigayno"
Tags
EducationInformation
Developer
Abdirahman-Hassan
Latest Version
0.4
Last Updated
2019-09-09
Category
Education
Available on
Google Play
Show More
How to play Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma with GameLoop on PC
1. Download GameLoop from the official website, then run the exe file to install GameLoop
2. Open GameLoop and search for “Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma” , find Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma in the search results and click “Install”
3. Enjoy playing Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma on GameLoop
Minimum requirements
OS
Windows 8.1 64-bit or Windows 10 64-bit
GPU
GTX 1050
CPU
i3-8300
Memory
8GB RAM
Storage
1GB available space
Recommended requirements
OS
Windows 8.1 64-bit or Windows 10 64-bit
GPU
GTX 1050
CPU
i3-9320
Memory
16GB RAM
Storage
1GB available space