Türkiye
  • Global
  • Türkiye
  • Việt Nam
  • México
  • Perú
  • Colombia
  • Argentina
  • Brasil
  • India
  • ประเทศไทย
  • Indonesia
  • Malaysia
  • Philippines
  • 中國香港
  • 中國台灣
  • السعودية
  • مصر
  • پاکستان
  • Россия
  • 日本
İndirmek
Quraanka Somali oo Maqal ah

Quraanka Somali oo Maqal ah PC

4.8Version: 23.10.02

Holy Quran Apps

İndirmek

Quraanka Somali oo Maqal ah'i GameLoop Emulator ile PC'ye indirin

PC'de Quraanka Somali oo Maqal ah

Holy Quran Apps geliştiricisinden gelen Quraanka Somali oo Maqal ah, geçmişte Android systerm üzerinde çalışıyor.

Artık Quraanka Somali oo Maqal ah'i PC'de GameLoop ile sorunsuz bir şekilde oynayabilirsiniz.

GameLoop kitaplığından veya arama sonuçlarından indirin. Artık yanlış zamanda pile bakmak veya sinir bozucu aramalar yapmak yok.

Quraanka Somali oo Maqal ah bilgisayarın keyfini büyük ekranda ücretsiz olarak çıkarın!

Quraanka Somali oo Maqal ah Tanıtım

Quraan (carabi: Qur'an; ingiriis: Kuran) waa kitaabka Alle Allah (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed barış be on him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.

Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (tanrı) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed Peace be upon him.svg (nnkh) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar oo bilaabmayao Diisembar, 22kabeedi CD 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed barış üstüne olsun.svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed barış onun üzerine olsun. onun üzerine.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka o samaysan 7 aaya aaya ilaa laga laga gaeeo sukaa 7 aaya aaya laga laga gaeeo sukaa 7 6 ayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qooliya iyo xisa dhama. Sidoo lahana, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay içinde kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi mum ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.

Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

Daha fazla göster

Ön izleme

  • gallery
  • gallery

Bilgi

  • geliştirici

    Holy Quran Apps

  • En Son Sürüm

    23.10.02

  • Son güncelleme

    2023-10-31

  • Kategori

    Yaşam Tarzı

  • üzerinde mevcut

    Google Play

Daha fazla göster

PC'de GameLoop ile Quraanka Somali oo Maqal ah nasıl oynanır

1. Resmi web sitesinden GameLoop'u indirin, ardından GameLoop'u kurmak için exe dosyasını çalıştırın.

2. GameLoop'u açın ve “Quraanka Somali oo Maqal ah”i arayın, arama sonuçlarında Quraanka Somali oo Maqal ah'i bulun ve “Yükle”ye tıklayın.

3. GameLoop'ta Quraanka Somali oo Maqal ah oynamanın keyfini çıkarın.

Quraanka Somali oo Maqal ah

İndirmek

Minimum requirements

OS

Windows 8.1 64-bit or Windows 10 64-bit

GPU

GTX 1050

CPU

i3-8300

Memory

8GB RAM

Storage

1GB available space

Recommended requirements

OS

Windows 8.1 64-bit or Windows 10 64-bit

GPU

GTX 1050

CPU

i3-9320

Memory

16GB RAM

Storage

1GB available space

Daha Benzer Uygulamalar

Hepsini gör

İlgili Haberler

Hepsini gör
Kurmak için tıkla