Daariz English PC
Sahamiye Foundation
GameLoopエミュレーターを使用してPCにDaariz Englishをダウンロードします
Daariz English PC版
開発者Sahamiye FoundationからのDaariz Englishは、過去にAndroidsystermで実行されています。
これで、GameLoopを搭載したPCでDaariz Englishをスムーズにプレイできます。
GameLoopライブラリまたは検索結果にダウンロードしてください。 バッテリーに目を向けたり、間違った時間にイライラしたりすることはもうありません。
大画面でDaariz EnglishPCを無料でお楽しみください!
Daariz English 序章
Qaybta barashada Af-Ingiriisida ee barnaamijka Daariz wasa loogu talogalay in aad ku barato ku-hadalka, akhriska iyo qoraalka Ingiriisida. Af-Ingiriisida waad ka baran kartaa haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad hore wax uga taqaannay ba.
Ujeeddooyin badan ayaa loo bartaa afka Ingiriisida. Waxa ka mid ah in aad ku wanaagsanaato luuqadda kolka aad dugisga ku baranayso, iyo in aad ku kabto aqoonta shaqadaada ama aad shaqo cusub ku raadsato ba. Sidoo kale、waxa loo bartaa in aad kula sheekaysto dadyaw aad wax ka dheefayso、ama ugu yaraan in aad maskaxdaada cariso oo aad barto af cusub.
Barnaamijkan wasa soo diyaariyay dad luuqaddan iyo dhigisteeda ba aqoon u leh. Waxa ku jira barnaamijka Daariz ee Ingiriisida casharro, laylisyo iyo imtixaanno xiiso leh oo xidhmo-xidhmo ah. Maadaama oo barnaamijkani yahay mid aan u baahnayn khadka internetka, goob kasta iyo goor kasta wax waad ku baran kartaa.
La soo deg barnaamijka Daariz ee Ingiriisida:
● Si aad u koriso aqoontaada naxwaha, tirada ereyada aad taqaanno ama aad ugu tababarato ku-hadalka, akhriska iyo qoraalka Af-Ingiriisida.
● Si aad ugu guuleysato billado iyo geel kolkasta oo aad cutub dhammayso. Kula tartan saaxiibbadaa tirada geela ah ee aad hesho kolkasta oo aad mustawe ka gudubto.
Bilaw maanta oo go’aanso in aad barato ama kobciso aqoontaada Af-Ingiriisida. La soo deg barnaamijka Daariz ee barashada Ingiriisida.
Waxa aanu ku soo dari doonnaa barnaamijkan cutubyo cusub si aad mustawe hoose ilaa mid sare halkan wax uga barato. Arrinkaniwaxa uu kaa caawin doonaa in aad barato maaddooyinka kale ee ku qoran Af-Ingiriisida sida Xisaabta iyo Sayniska.タニ・ワッシャ・アイ・ク・カスタ・ウ・サミシ・ドゥンター・イン・ウ・イスキー・ウ・デダーロ・オ・ワックス・ウ・バルト・ハダウ・ナ・ウ・ファディスト・イムティクサアンノ・ラグ・ヘラヨ・シャハドゥイン・カラ・ゲディサン。
タグ
教育情報
デベロッパー
Sahamiye Foundation
最新バージョン
2.1.1
最終更新
2022-12-23
カテゴリー
教育
上で利用可能
Google Play
もっと見せる
PCでGameLoopを使用してDaariz Englishをプレイする方法
1. 公式WebサイトからGameLoopをダウンロードし、exeファイルを実行してGameLoopをインストールします
2. GameLoopを開いて「Daariz English」を検索し、検索結果でDaariz Englishを見つけて、「インストール」をクリックします。
3. GameLoopでDaariz Englishを楽しんでください
Minimum requirements
OS
Windows 8.1 64-bit or Windows 10 64-bit
GPU
GTX 1050
CPU
i3-8300
Memory
8GB RAM
Storage
1GB available space
Recommended requirements
OS
Windows 8.1 64-bit or Windows 10 64-bit
GPU
GTX 1050
CPU
i3-9320
Memory
16GB RAM
Storage
1GB available space