
Murtida Abwaanka 電腦版
Soomaal Tech
用GameLoop模拟器在電腦上玩Murtida Abwaanka
Murtida Abwaanka 電腦版
來自發行商 Soomaal Tech 的 Murtida Abwaanka 能夠在安卓系統上運行。
現在,您可以在電腦上使用 GameLoop 模擬器流暢地玩 Murtida Abwaanka。
在 GameLoop 遊戲庫或搜索結果中下載。 不需要再暢玩遊戲時盯著電池電量或被令人懊惱的來電打斷。
只需在電腦大屏幕上免費下載暢玩Murtida Abwaanka 電腦版!
Murtida Abwaanka 簡介
Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye, waxaana lumay milgihii iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii caan baxay iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku soo biirayaan afka-Soomaaliga oo uu sii fasaqmaayo.
Anaguna, arrimahaa is biirsaday awgood waxa aanu daneynay, oo uu isku deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan karo. Sidaa darteed, kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka mid ah suugaantaasi.
Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu way badan tahay, mana ku soo koobmi karto hal dhigane iyo laba toona, se waxaan rajaynaynaa in ay qormadan koobani si wanaagsan ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha looga faa’iidaysan karo qormadana waxaa ka mid ah:
- In sheekooyinka guud iyo kuwa gaarka ah, ee qaar qoran iyo kuwo hadal ku-gudbaba leh lagu dhex addeegsan karo.
- In dhextaal iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan u ahaadaan khudbeeyayaasha kala gedisan, goor kasta.
- In lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan karo, Iwm...
“Murtidan qaarkood waxa aanu ka soo xiganay mareego dhowr ah, oo iyagu keydiya suugaanta, abbaal weynna aanu u hayno dedaalkooda …”
標籤
Books-&訊息
開發商
Soomaal Tech
最新版本
9.0
更新時間
2021-07-28
類別
Books-reference
同時可用
Google Play
更多
如何在電腦上用 GameLoop 玩 Murtida Abwaanka
1. 從官網下載GameLoop,然後運行exe文件安裝GameLoop
2. 打開GameLoop,搜索“Murtida Abwaanka”,在搜索結果中找到Murtida Abwaanka,點擊“安裝”
3. 享受在 GameLoop 上玩 Murtida Abwaanka 的樂趣
Minimum requirements
OS
Windows 8.1 64-bit or Windows 10 64-bit
GPU
GTX 1050
CPU
i3-8300
Memory
8GB RAM
Storage
1GB available space
Recommended requirements
OS
Windows 8.1 64-bit or Windows 10 64-bit
GPU
GTX 1050
CPU
i3-9320
Memory
16GB RAM
Storage
1GB available space