Daariz English para PC
Sahamiye Foundation
Baixe Daariz English no PC com o emulador GameLoop
Daariz English no PC
Daariz English, vindo do desenvolvedor Sahamiye Foundation, está rodando no sistema Android no passado.
Agora, você pode jogar Daariz English no PC com GameLoop sem problemas.
Faça o download na biblioteca GameLoop ou nos resultados da pesquisa. Chega de ficar de olho na bateria ou fazer chamadas frustrantes na hora errada.
Apenas aproveite o Daariz English PC na tela grande gratuitamente!
Daariz English Introdução
Qaybta barashada Af-Ingiriisida ee barnaamijka Daariz waxa loogu talogalay em aad ku barato ku-hadalka, akhriska iyo qoraalka Ingiriisida. Af-Ingiriisida waad ka baran kartaa haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad hore cera uga taqaannay ba.
Ujeeddooyin badan ayaa loo bartaa afka Ingiriisida. Waxa ka mid ah em aad ku wanaagsanaato luuqadda kolka aad dugisga ku baranayso, iyo em aad ku kabto aqoonta shaqadaada ama aad shaqo cusub ku raadsato ba. Sidoo kale, waxa loo bartaa em aad kula sheekaysto dadyaw aad wax ka dheefayso, ama ugu yaraan em aad maskaxdaada cariso oo aad barto de cusub.
Barnaamijkan waxa soo diyaariyay pai luuqaddan iyo dhigisteeda ba aqoon u leh. Waxa ku jira barnaamijka Daariz ee Ingiriisida casharro, laylisyo iyo imtixaanno xiiso leh oo xidhmo-xidhmo ah. Maadaama oo barnaamijkani yahay mid aan u baahnayn khadka internetka, goob kasta iyo goor kasta cera waad ku baran kartaa.
La soo deg barnaamijka Daariz ee Ingiriisida:
● Si aad u koriso aqoontaada naxwaha, tirada ereyada aad taqaanno ama aad ugu tababarato ku-hadalka, akhriska iyo qoraalka Af-Ingiriisida.
● Si aad ugu guuleysato billado iyo geel kolkasta oo aad cutub dhammayso. Kula tartan saaxiibbadaa tirada geela ah ee aad hesho kolkasta oo aad mustawe ka gudubto.
Bilaw maanta oo go’aanso in aad barato ama kobciso aqoontaada Af-Ingiriisida. La soo deg barnaamijka Daariz ee barashada Ingiriisida.
Waxa aanu ku soo dari doonnaa barnaamijkan cutubyo cusub si aad mustawe hoose ilaa mid sare halkan wax uga barato. Arrinkani waxa uu kaa caawin doonaa in aad barato maaddooyinka kale ee ku qoran Af-Ingiriisida sida Xisaabta iyo Sayniska. Tani waxa é qof kasta u saamixi doontaa em uu iskii u dedaalo oo wax u barto hadhaw na u fadhiisto imtixaanno lagu helayo shahaadooyin kala geddisan.
Tag
EducaçãoEm formação
Desenvolvedor
Sahamiye Foundation
Última versão
2.1.1
Ultima atualização
2022-12-23
Categoria
Educação
Disponível em
Google Play
Mostre mais
Como jogar Daariz English com GameLoop no PC
1. Baixe o GameLoop do site oficial e execute o arquivo exe para instalar o GameLoop.
2. Abra o GameLoop e procure por “Daariz English”, encontre Daariz English nos resultados da pesquisa e clique em “Install”.
3. Divirta-se jogando Daariz English no GameLoop.
Minimum requirements
OS
Windows 8.1 64-bit or Windows 10 64-bit
GPU
GTX 1050
CPU
i3-8300
Memory
8GB RAM
Storage
1GB available space
Recommended requirements
OS
Windows 8.1 64-bit or Windows 10 64-bit
GPU
GTX 1050
CPU
i3-9320
Memory
16GB RAM
Storage
1GB available space